Netanyahu oo ka carooday hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Turkiga

Raisal wasaaraha Israa’iil ayaa si caro leh uga jawaabay hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Turkiga, kaasoo dalka Israa’iil ku tilmaamay in uu yahay wadanka dunida ugu cunsuriyadda xun, isagoo hogaamiyeyaasha Israa’iil la barbardhigay Hitler. Netanyahu ayaa Recep Tayyip Erdogan ku eedeeyay inuu xasuuqay Suuriyiinta iyo kurdiyiinta. Mr Netanyahu ayaa bartiisa twitterka ku soo qoray in … Continue reading Netanyahu oo ka carooday hadal ka soo yeeray Madaxweynaha Turkiga